Wasiirka Warfaafinta oo ka Qayb Galay Tababar Lagaga Hadlayay Xidhiidhka Booliska iyo Saxaafadda

0
445

Hargeysa(Dawan):- Wasiirka wsaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland Mudane Maxmed  Muuse Diiriye,ayaa ka qayb galay tababar lagaga hadlayay xidhiidhka ka dhexeeya booliska iyo Saxaafadda.

Tababarkan oo ay soo qaban uu soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja,ayay ka qayb galeen wasiirka wasaaradda warfafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland,madax sare oo ka tirsan saraakiisha booliska,saxafiyiin kala duwan iyo aqoonyahano  kale

Haddaba wrkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.

Leave a Reply