Komishanka Cusub ee Doorashooyinka oo Hoggaan Doortay Xilkiina La Wareegay

0
522

Hargeysa(Dawan):- Gudida doorashooyinka qaranka Somaliland ee dhawaan lagu hor dhaariyay madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta Doorat guddoomiye iyo guddoomiye ku xieen isla markaana xilkii kala wareegay komishankii hore ee Doorashooyinka qaranka.

Haddaba munaasiba kooban oo lagu qabtay xarunta gudida doorashooyinka halkan ka daawo.

Leave a Reply