Boris Jhonson: “Denbiga Ugu Xun Ee Qarinayo”

0
433

Doodda tartanka labada xisbi ee ku tartamaya doorashada dalka Ingiriiska ayaa lagu qabatay  Tv- BBC maalntii Axaddii.  Ra’iisal wasaaraha dalkaasi oo hogaaminaya xisbiga muxaafidka ayaa la weydiiya su’aash ah :” ma noo sheegi kartaa denbigii ugu xumaa ee aad gashay oo aad doonayso inaad dadka hortooda ka qirato?”.

Boris Jhonson ayaa ku jawaabay :” Denbiga aan doonayo inaan qirto waa in aan sharciyadda wado marista jebiyay anigoo wata baaskiiladayda gaarka ah”.

“ Waxaana dhici jirtay in wakhtiyada gaarka ah ee aan wato baaskiiladayda aan mar kasta jebin jiray sharciga waddo marida, oo aanan ilaalin jirin”.

Waxa kale oo la weydiiyay sida uu u arko tartanka doorashada iyo inuu ka welwelsan yahay? , waxaana uu ku jawaabay :” haa , way tahay in laga werwero , maxaa yeelay waa wakhti kala bax oo dalku marayo”.

Leave a Reply