Qorshaha Libaaxa Ee Maalinta

0
744

Maalin kasta Libaaxuna marka uu tooso ayuu talada isku siiyaa in aanu ka gaabin Cawsha , dameer dibedeedka iwm, in orod ku gaadho, haddii kale uu gaajo u dhiman doono. Libaaxu saacaddii wuxu jaraa 31 Km.

Cawsha iyo xayawaanada kale ayaa iyagun talo iyo go’aan isku siiya inay waajib tahay inay ka dheereeyaan, oo inta uu ordi karo in ka badan ay ordain, hadii kale waxa noqon doonaan raashinka libaaxa ee maalintaasi.

Haddaba, waxa muhiim ah marka waagu beryo inaad ku dhaqaaqdo talada iyo hawsha ay noloshaadu maalintaasi ku xidhan tahay.

Leave a Reply