XIKMADAHA

0
778

Afara warimood yartaantood ayaa ku dhibta, xanuunka, Fakhriga, Cadowga iyo dabka.

Ha degin meel aan dhakhtar  ama caalam aqoon iyo cilmi ku baraa joogin.

Qofka ku weydiista waxaan awoodin, wuxu rabaa waa maya.

Mar kasta xusuusnow geerida, Noloshaadu way guulaysane. Wanaag same, isaga ayaa dhibaatooyinka gaashaan kaaga noqon.

Ku Mahad wanaaga Allah (sw) ayaa kuu kordhin.  Ku sabir dhibaatada Allah (sw) ayaa kaa dulqaadiye.

Biyaha milixda ah ee badda samada ayay ku uumi baxaan waxayna noqdaan daruuro , haddana dhulka ayay ku soo noqdaan iyagoo roob biyo macaan ah.

Qalbigaaga ku xidh samada, ka dibna sida uu kuugu soo noqdo”.   Ibunu Qayim Aljawsi

Leave a Reply