Taos Hum: Magaaladii Shayaadiinta !

0
472

Magaalada Toas Hum waxay ka mid tahay magaalooyinka dalka Mexsico  ee ugu yaabka badan. Qof  kasta oo magaaladan booqasho ku tagaa wuxu maqlaa codad aan la fahmi Karin oo ka soo dhacaya dhulka lama degaanka ah ee ku xeeran, kuwaasi oo ay dabayshu soo qaado.

Codadkan ayay maqlaan dadka degan 2%. Kuwaasi oo aaminsan inay yihiin codadka qalab aan caadi ahayn oo aan la garanaynaqoon, qaybo kale oo ah dadka degan magaaldan waxay aaminsan yihiin in codadka yihiin  kuwo Jimanka iyo shayaadiinta ka soo baxaya.

Laakiin si kasta oo ay tahay, magaalada Taos  waxay noqotay arrin ka wareerisay cilmi baadhayaasha oo aanay u helin wax jawaab ah.

 

 

 

Leave a Reply