Ciqaabka Tuuga Ee Cajiibka Noqday

0
489

Inkasta oo falalka tuugadu ay yihiin kuwo inta badan ku dhamaada xadhig iyo ciqaab xabsi dunida badankeeda  haddana Jasiradda Trawangan Island oo ku taalla dalka Indonisiya ayaa iyadu qofka tuugga ah aanay ciqaabkaasi marin waxayna taasi ugu bedeshay inay bulshada m,agaaladu barato oo la caan laga dhigo.

Waxaana lagu soo wareejiyaa suuqyada magaalada isagoo qoorta loo geliyay boodh  ay qoran tahay “Anigu waxaan ahay Tuug”.

Tuuladan oo ah goobaha loo dalxiiso ayaa caadadan qadiimi ah muddo dheer dadka deegaanku isticmaalaayeen.

Leave a Reply