Waxtarka Hurdada Maalinimo

0
498

Shaqaalaha dalka Finland, ayaa si isasoo taraysa ugu tiirsan khubaro Psychologists, si ay u helaan hurdo nasasho kooban ah xilli maalmeedka shaqada.

Telefishinka dowladda Finland ee “Yle“, ayaa sheegay in shirkado badan ay fursad siiyaan shaqaalaha inay seexdaan muddo Saacad badhkeed ah gudaha xafiisyada, wakhtiga badhtamaha maalinta.

Aqoonyahan Psychologist, Tina Fainio oo uu waramaysay telefishinka Finland ayaa tidhi: “Way adag tahay inaad nasasho qaadato wakhtiga shaqada, waxaa suuragal noqoneysa in la nasto oo qadar la seexdo.”

Leave a Reply