Daawo Gudoomiyaha Golaha Guurtidda oo ka Digay Xannuunka coronavirus oo Dalalka Jaarkeena lagu Arkay

0
494

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha guurtidda mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in xannuunka coronavirus uu soo galey dalalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya iyo Kenya.

Gudoomiye Saleebaan waxaa uu mudanayaasha ku adkeeyey in loo yeedho wasiirka wasaaradda caafimaadka si loo ogaado waxaa ka xukuumadd ahaan uga qorsheysan xannuunkani sidii bulshada looga badbaadinlaha.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply