Raggii dilay Caa’isha Ilyaas oo xukun dil lagu fuliyey

0
15

Bosaaso (Dawan) Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey laba nin oo ka mid ahaa saddex nin oo lagu helay inay afduubeen, kufsadeen, islamarkaana dileen gabadh 12 jir ah.

Kufsiga iyo dilka oo loo gaystay Caa’sha Ilyaas oo 12 jir ahayd ayaa bishii Febraayo ee sannadkii hore ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Aabe Ilyaas Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsanahay in cadaaladda mariye raggii dilay gabadhiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here