Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Neyjeeriya oo Heshiis kala Saxeexday + Sawiro

0
484

Adis-ababa (Dawan) Raiisal wasaaraha Itoobiya  Dr Abiya Axmed  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Nigeria Maxamed Bukhaari.

Labada hoggaamiye ayaa waxay ka wada hadleen sidii loosii xoojin lahaa xidhiidhka dibloomaasiyadeed ee labada dal.

Waxay isku afgarteen in laga dhaafo dal ku galka (Visa) dadka wata baasboorka Dibloomaasiga iyo arrimaha Milatariga, iyagoo heshiis kala sexeexda.Image may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 2 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting

Leave a Reply