Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Cali Qalinle oo ka mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland Somaliland ayaa sheegay in cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysi, uu ka adeeg bixin wanaagsana 20-sano ka hor.
Xildhibaanku sidoo kale waxaa uu sheegay in dhalinyaradda magaalada Hargeysa, ay hada aad u isticmaala’aan cabitaankeeda Maandooriyaha Xashiishadda, taasi oo uu xusay in sakad kasta ay ku cabaan, waxaanu soo jeediyey in si deg degga wax looga qabto.

Halkan ka Daawo