Daawo Dhaliilo Dul Hoganaya Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa

0
732

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Cali Qalinle  oo ka mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland Somaliland ayaa sheegay in cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysi, uu ka adeeg bixin wanaagsana 20-sano ka hor.

Xildhibaanku sidoo kale waxaa uu sheegay in dhalinyaradda magaalada Hargeysa, ay hada aad u isticmaala’aan cabitaankeeda Maandooriyaha Xashiishadda, taasi oo uu xusay in sakad kasta ay ku cabaan, waxaanu soo jeediyey in si deg degga wax looga qabto.

Sawirka Xildhibaan Axmed Cali Qalinle kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland kana dayriyey xaalada caafimaad ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa

Halkan ka Daawo

Leave a Reply