Dhismaha Jid 2KM Oo Laga Dhagax Dhigay Xaafadda Burco Ka Tirsan

0
524

Burco (Dawan): Maamulka dawladda hoose ee Burco, xildhibaano ka tirsan golaha Guurtidda iyo masuuliyiin ka socday hay’adda ARC ayaa maanta si wada jira u dhagax dhigay Waddo laga hirgelinayo xaafad ka tirsan Burco.

Jidkan oo laga dhisayo xaafadda Caaqil yare ee magaaladda Burco, oo dhererkiisu yahay 2KM ayaa laga waxaa hirgelintiisa iska kaashanaya dawladda hoose ee Burco iyo bulshadda ku nool xaafadaasi.

 

Halkan ka Daawo Warkaasi:

 

Dawannews.com/Hargaysa Somaliland.

Leave a Reply