Daawo Xildhibaan Qabiile oo ka Hadlay Dhismaha Jaamacadda Degmadda Sheekh

0
686

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda ee laga soo doorto gobolka Saaxil, ayaa bulshadda reer Sheekh gudo iyo dibadba ugu baaqay ka qayb qaadashada dhismaha Jaamacadda degmadda Sheekh.

Dhinaca kale xildhibaanku waxaa uu xukuumadda ugu baaqay taabo gelinta dhismaha jaamacadda deegaanka Sheekh.

Sawirka xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka hadlay hirgelinta dhismaha Jaamacadda degmadda Sheekh

Halkan ka Daawo

 

Leave a Reply