Maxaad ka Og-tahay Halista Caafimaad ee Daasaddaha Caanaha laga Dhammeeyo?

0
598

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Mukhtaar Ciise Xamari , kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa ka digay halista Caafimaad ee ka dhalan karta isticmaalka daasadaha caanuhu ka dhammaadaan, ee inta badan ay isticmaalan meheraddaha shaaha lagu kariya.

Xildhibaanku waxaa uu sidan ka sheegay doodii maanta, oo ku saabsaneyd arrimaha bulshadda.

Sawirka Xildhibaan Mukhtaar Cali Xamari kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland oo ka digay halista caafimaad ee daasadaha caanuhu ka dhammaadaan

 

Halkan ka Daawo

Leave a Reply