Adis-ababa (Dawan) Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abey Axmed ayaa abaalmarino gudoonsiiyey qaar ka mida Shaqsiyaadka daah-furka barnaamijka samafalka heer Qaran ee Hal-doorka samafalayaasha waxaa ka mid ah
1. Marwo Filsan Cabdillaahi oo ah gabadh u dhalatay deegaanka Soomaalida ahna mulkiilaha Nabad Tv.
2. Sister Zabider Zewde
3. Ustaad Yaasin Nuur
4. Yonatan Aklilu
5. Biniyam Balede
6. Fanaanada Chachi Tadese.

