Raiisul-wasaaraha Itoobiya oo Abaal Marin Guddoonsiiyay Hal-doorka Samafalayaasha + Sawiro

0
571

Adis-ababa (Dawan) Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abey Axmed ayaa abaalmarino gudoonsiiyey qaar ka mida   Shaqsiyaadka  daah-furka barnaamijka samafalka heer Qaran ee Hal-doorka samafalayaasha waxaa ka mid ah
1. Marwo Filsan Cabdillaahi oo ah gabadh u dhalatay deegaanka Soomaalida ahna mulkiilaha Nabad Tv.

2. Sister Zabider Zewde
3. Ustaad Yaasin Nuur
4. Yonatan Aklilu
5. Biniyam Balede
6. Fanaanada Chachi Tadese.

Sawirka Raiisul-wasaaraha Itoobiya oo Abaal Marin Guddoonsiiyay Hal-doorka Samafalayaasha
Sawirka Raiisul-wasaaraha Itoobiya oo Abaal Marin Guddoonsiiyay Hal-doorka Samafalayaasha1

Leave a Reply