Dawlada Kenya Oo Soo Saartay Tirada Macalinta Kenyan Ah Ee Ku Dhintay Weerarada Al Shabaab Ka Fuliyaan Gudaha Dalkaas.

0
551

Kenya (Dawan)- Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u shaacisay Macalimiinta Kenyaanka ah ee ay Al-shabaab ku dileen Gobolka Soomaalida degto ee Waqooyi Bari  Kenya.

Guddiga macallimiinta Kenya ee loo soo gaabiyo TCS ayaa sheegay in tan iyo 2014kii ay Al-shabaab ku dileen Gobolka Soomaalida 42 Macalin taasina ay iyaga walaac ku abuurtay.

Leave a Reply