Masuuliyiinta Shiinaha Oo Muwaadiniintooda Ka Mabnuucay Cunista Xayawaanka Duurjoogta.

0
589

China (Dawan)- Hogaamiyaasha dalka Shiinaha ayaa bilaabay xayiraad deg deg ah oo ay ku soo rogeen iibinta iyo cunista xayawaanada duurjoogta ah, kadib go’aan deg deg ah oo lagula dagaallamayo faafitaanka coronavirus.

Muddo saacado gudahood ah oo ay bilaabaneyso howlgalka ay ku dhawaaqeen Golaha ugu sareeya ee baarlamaanka, ayaa mas’uuliyiinta shiinaha waxaa lagu amray inay xiraan suuqyada wadanka oo dhan ee lagu iibiyo noocyada kala duwan ee xawayaanka duurjoogta ah.

Leave a Reply