- Qofka maskaxda badani waxa uu yaqaa arrin kasta iyo qof kasta, qofka caadiga ahina waayo aragnimadiisa ayaa aqoon u kordhisa, laakiin Nacaska waa qofka isu haytsa inuu dadka kale ka wada aqoon badan yahay
- Wax kasta oo dhalaalaya ha raacin, sababto ah dabkuba wuu dhalaala.
- Wax badan akhri si aad wax badan u barato
- Runtu difaac uma baahna
- Rajadu waa waxa keliya ee nafta lagu sasabo.
- Wax keliya ee aad heshaa waa waxa aad shaqaysato
- Maaha in aad dadka oo dhan farxad gelsio, laakiin dadka oodhan dhibkaaga ka hayso.
- Doqonku waa qofka isu qaataa inuu dadka ugu aqoon badan yahay
- Caqabaduhu waxay ku tusaan wadada guusha
- Xanuunka ugu halista badani waa xasadka