Xukuumada Iran Oo Mareykanka U Jeedisay Eedo La Xidhiidha In Uu Qayb Ka Yahay Faafida Coronavirus.

0
620

Dahraan(Dawan)- Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa maanta ku eedeeyey Mareykanka inay dalkiisa ku baahinayaan “cabsi” la xiriirta cudurka Coronavirus ee ka dillaacay.

Coronavirus ayaa dalka Iran ku dilay 19 qof oo ka mid ah 139-ka qof ee uu saameeyey, oo uu ku jiro wasiir ku-xigeenka caafimaadka, taasi oo Iran ka dhigtay dalka labaad ee ugu dhimashada badan cudurka kadib Shiinaha.

Leave a Reply