Daawo Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI oo ka Hadlay Qodobaddii lagu Heshiiyey

0
590

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI  ayaa ka hadlay heshiiskii ay kala saxeexdeen madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ee la xidhiidha sidii ay u qabsoomi lahaayeen doorashooyinka wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka JSL.

Sawirka gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro

Halkan ka Daawo

 

 

Leave a Reply