Ciidamada Turkiga Oo Duqayn Ku Dilay Ku Dhawaad 2000 Oo askarta Dowladda Suuriya Ah

0
575

Idlib (Dawan)- Ciidanka Dowladda Turkiga ayaa burburiyay fadhiisimo ay ciidanka Suuriya ay ku lahaayeen Magaalada Idlib ee dalkaas, Warbaahinta Turkiga ayaa baahisay in howlgalkan lagu burburiyay 8 diyaaradood oo Helicopter ah diyaarad Drone ah iyo 100 gaadiidka Taangiga ah oo ay lahaayeen ciidanka Suuriya.

Sidoo kale waxaa ay warbaahinta Turkigu sheegtay in 2000 oo askarta dowladda Suuriya ah lagu dilay howlgalkaas waxaana ay arintaasi ka dambeysay markii Idlib lagu dilay maalmo ka hor 34 ka tirsan ciidanka Turkiga.

Leave a Reply