Dalka Malaysia Oo Loo Dhaariyay Raysal Wasaare cusub

0
597

Kuala Lumpur(Dawan)- Muhyiddin Yassin ayaa manta oo axad ah lagu dhaariyey munaasibad ka dhacday Kuala Lumpur, ee Dalka Malaysia isaga oo noqon doona ra’iisul wasaaraha cusub ee Malaysia, saacad kadib markii uu iscasilay iyo raysalwasaarihii hore, Mahathir Mohamad.

Muxyadiin Yaasiin oo 74  jir ah ayaa waxa cod aqlibiyad leh ay ku ansixiyeen baarlamaanka dalkaasi

 

Leave a Reply