Xuutiyiinta Yemen Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Xildhibaano Tiro Badan Oo Ka Tirsan Dawlada Yemen

0
617

Sanca (Dawan)- Maxkamad kutaalada caasimadda wadanka Yemen ee Sanca  ayaa  Dil Toogasho ah ku xukuntey in kabadan 35 Xildhibaan oo kamid ah, Baarlamaanka Dalkaas. 

Xuutiyiinta ayaa xildhibaanadan  ku eedeyeen in hantidooda loo adeegsado dagaalka ay dawladda uga  soo horjeedo iyaga, taas oo ay taagero uga helayso dawalado kale oo ka tirsan caalamka.

Leave a Reply