Hargeysa (Dawan) Golaha wakiiladda Somaliland oo diuduub ku ansixiyey xubno ka mida golaha wasiiradda iyo guddida baanka dhexe.
Ansixinta masuuliyiintan ayaa shalay kooram la’aan u baaqatay, waxaana fadhigii maalintii shalay mid mid loo dhageystay taariikhdooda nololeed.
