Jidka Buurta Sheekh oo Xaniban

0
1472

Sheekh (Dawan) Jidka buurta Sheekh oo xaniban, kadib markii uu dalcadda buurta dib uga soo noqday gaadhi nooca xamuulka qaada ahi.

Ilaa hada waxaa xaniban isu socodka gaadiidka jidkaadi marra ee galbeedka iyo bariga ayaa weli xaniban.

Sawirkani waa gaadhi saaka xidhay jidka Sheekh, laakiin ilaa hada ma garanayo cid aan siiyo xuquuqda sawirka
Sawirkani waa gaadhi saaka xidhay jidka Sheekh, laakiin ilaa hada ma garanayo cid aan siiyo xuquuqda sawirka

Leave a Reply