Dharkeyn-geeye (Dawan) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Sulayman Yusuf Koore ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay Deegaanka Dharkayn Geeye ka fulin doonto.
Mashruuca Biyo ah oo ku kici doona adduun lacageed oo dhan nus milyen lacagta dollarka.