Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay heeganka ka-hortaga Cudurka Corona Virus

0
752

masuuliyiinta Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadlay heeganka qaranku ugu jiro xakameynta cudurka Corona Virus ee caalamka u faafay.

Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen xubno kamida Madaxda Wasaaradda oo ay weheliyaan khubarada wasaaraddaasi, ayaa lagaga dhawaaqay qorsheyaal cusub.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=obo9pcP05tg&w=730&h=525]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here