Dalka Ruushka Oo Xayiraad Ku Soo Rogay Xuduudaha Wadamada Ay Dariska Yihiin.

0
583

Moosko (Dawan)- Dowladda Ruushka ayaa  amr ku siisay Ciidamadeeda amaanka in gabi ahaamba ay  xidhan xuduudaha raashiya ay lawadaagto, dalalka  Poland iyo Norwey maanta oo Axad ah sabab la xiriirta halista Cudurka Coronavirus.

Leave a Reply