Maamulka Gobolka Gabiley oo kulan deg deg ah u qabtay guddida ka hortaga Cudurka Corona Virus

0
474

Badhasaabka Gobolka Gabiley, ayaa shir isugu yeedhay Guddida ka hortaga cudurka Corona Virus, kaddib markii dalka Itoobiya lagu arkay Kiisaska cudurkaasi la xidhiidha.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo dardar gelin lahaa foojignaanta xakameynta cudurkaasi, sidii looga gaashaaman in uu dalka u soo gudbo, maadaama Gobolka gabiley xuduud la leeyahay Itoobiya.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply