Dawlada Afghanistan Oo Sii Daynaysa Boqolaal Maxaabiis Ah Oo Ka Tirsan Ururka Taalibaan.

0
815

Kaabuul (Dawan)- Dawlada Afghanistan ayaa wadaa qorshe ay ku doonaysao in ay ku sii dayso maxaabiista u xiray dawlda ee ay ka soo qabteen ururka Taalibaan.

Maxaabiista Taalibaan ee la sii daynayo ayaa gaadhaya ilaa 5000 oo maxbuus, kuwaas oo qayb ah heshiis dhexmaray dawladaha Afghanistan, Washingtong iyo Ururka Taalibaan, kaas oo ay ku kala saxiixdeen dhammaadkii bishii tagtay ee Febraayo ee sanadkaan.

Leave a Reply