Xukumada Jsl Iyo Ganacsatada Dalka oo Isla Meel Dhigay In la Kaydiyo Cuntada Iyo Dawada Dalka Tala

0
619

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland ayaa shir kulan la qaatay, ganacsatadda soo dejisa cuntada iyo daawooyinka iyo kuwa sii iibiya.

Kulankan ayaa ujeedadiisu aheyd si ganacsatada Somaliland ay u keydin lahayeen cunooyinka iyo daawooyinka wakhtigan yaala dalka gudihiisa, si looga gaashaanto xannuunka adduunka sida aadka ah ugu faafaya.

Halkan ka Daaawo 

Leave a Reply