Xukuumada Somaliland oo Xaqiijisay Inay Karantishay 16 ilaa 17 Qof oo Ka Yimi Dalka Dibadisa

0
135

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Caafimaadka Somaliladn Ayaa Codka Bariga Afrika TV. u xaqiijisay in ay maanta karantiimeysay 16 ilaa 17 qof oo ka yimi dalalka uu sida daran u sameeyey xanuunka Corona Virus.

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in dadkaasi aan lagu arkin astaamaha xanuunka Covid-19, balse ay u karantiimeeyeen in la hubiyo badqabkooda, madama oo ay ka yimaadeen dalalka uu sida daran u saameeyey xanuunka Corona Virus.

Agaasimuhu waxa uu sheegay in dadkaasi ay yihiin dhalinyaro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here