Dhallinyaro reer Boorama oo Qalab Caafimaad ku Wareejisay Dr Xargeeye

0
552

Borama -(Dawan): Dhallinyarada ku midawday Barnaamijka Borama One Dollar ayaa saaka ku wareejiyaya agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaada Somaliland Dr Xergeeye qalab caafimaad oo ay ka mid tahay Ogsajiino oo ay ugu tala galeen inuu kusii wareejiyo masuuliyiinta Cisbitaalka Boorama.

Barnaamijkan oo ay ku bahoobeen dhallinyarada magaalada Boorama ayaa loogu tala galay in lagu horu mariyo magaaladaasi iyo guud ahaan Gobolka Awdalka.

Leave a Reply