Sool: Guddiga Heer Gobol Ee Ka Hor Taga Covid19 Oo Kulan La Yeeshay Hay’adaha

0
468

Laascaanood (Dawan): Guddiga ka diyaar garawga gobolka Sool ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee  ka hawl gala gobolkaasi.

Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska isu-duwaha wasaaradda caafimaadka Sool ayaa lagaga hadlay sidii looga hawl-geli lahaa hadiiba ay kiisas xanuunka Covid19 ah ka dilaacaan gobolkaasi.

 

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply