Boqor Ayuu Si Mucjiso Ah Ku Noqday!

0
658

Boqoradii Furus waxa ka mid ah boqor Sampor , kaasi oo aabihii oo boqor ahaa dhintay isagoo uurka hoyadii ku jira. Aabihii ma dhalin wiil, sidaas darted waxa laysla gartay in ilmaha caloosha ku jira laga dhigo ka dhaxlaya boqorka, sidaas darted taajkii waxa loo sii xidhay hooyaadii.

Markii uu dhashay sidaasi ayuu boqor ku noqday waxaana uu noqday boqoradii Room ee sadexda ee is dhalay oo dhamaantood isku wada magic aha. Waxaana la odhan jiray Bahram binu Bahram binu Bahram.

Leave a Reply