Lebiska Putin Ee Covid-19

0
497

Madaxweyne Ruushka Faladamir Putin, ayaa soo booqday Isbitaalka la dhigay dadkii uu ku dhacay xanuunka Covid-19, waxaana uu xidhnaa dhar iyo qalab kale oo dhamaantii wada qariyay, inkasta oo labada Askari ee albaabka ka furay aanay iyagu xidhnayn wax  qalab ah.

 

Madaxweyne Putin oo dadkii la hadlay markii ay dawladu soo rogtay in 15 maalmood guryaha lagu jiro ayaa yidhi :” Adigay kuu taalla inaad kala doorto 15 maalmood oo aad gurigaaga ku jirto iyo inaad 5 sano oo xabsi aad gasho” . Weedhaasi ayuu ku soo xidhay kelmadihiisa.

Leave a Reply