Gabiley: Beeralay Siidh Loo Qaybiyay

0
714

Gabiley (Dawan): Hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO ayaa maanta midho Shinni ah u qaybisay dadka beeralayda ah ee deegaamo  ka kala tirsan goboladda Gabiley iyo Awdal.

Kadib markii ay maanta safar ku tegeen wasiirka beeraha Somaliland iyo masuuliyiin ka socday hay’adda HAVOYOCO deegaamadda Galoolay oo ka tirsan gobolka Gabiley iyo Geed Duqsi iyo Garo-cad ee Awdal.

 

Daawo Warkaasi:

 

Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply