Norway oo Sharci Siinaysa Soomaali Badan

0
522

Oslo-  Ku dhawaad 1600, oo qof oo Somali ah oo horey sharciga degenaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo ogolaaday in la siinayo sharciga ay dalkaasi ku joogi karaan.

War ka soo baxay wasaaradda Caddaladda ee dalka Norway, ayaa lagu sheegay in dadkaasi oo badankoodu mudo dheer sharciga sugayey, loogu ogolaaday siyaabo kala duwan oo la xidhiidha xaaladaha bani’aadannimo.

Dadkan ayaa la sheegay inay badankood dalka Norway soo galeen intii u dhaxeysay sannadihii 2012 illaa 2016.

Leave a Reply