Xukuumadda Somaliland oo balan qaad u Samaysay Dadka Danyarta

0
572

Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa shacabka danyarta ee jilicsan u balan qaaday in todobaadada soo socda ayaa gaadhsiin doono raashin madaama uu samayn xun oo dhaqaale ku yeeshay cudurka dunida kala xidhay ee Covid19.

 

Madaxweyne ku xigeenka ahna guddoomiyaha guddiga ka hortaga covid19 inay go’aansadeen inay dadka danyarta ah ee reer Somaliland ay taakuleeyaan, isagoo sheegay in toddobaadka soo socda ay raashin gaadhsiin doonaan qoysas gaadhaya 40,000 oo qoys

 

waxa dhibaato nololeed la baaxa degayaa dadka danyarta ee markii hore ku nool waxa ay ka xamaashan gudaha dalka maadama la xidhay goobo badan sida dugsiyada iyo goobaha lagu barto diinta .

Leave a Reply