Haweenay 28 jir oo Somaliland ugu dhimatay Covid19

0
158

Hargeysa : Agaasimaha Wasaradda Horumarinta Cafimaadka JSL . Mud: Maxamed Cabdi Xergeeye Ayaa Warbixinta Maalinlaha Ah Ka Warbixiyayay Xaalada Cudurka Coronavirus Iyo Caafimaadka Guud Ee Somaliland.

#B) Magaalooyinka Xaaladaha Cusub.
———————————————————–
* Hargaysa (24 qof) Burco (5)

#T) Da’da Bukaanadan Cusub
——————————————

(20jir ilaa 29jir = 11 qof)
(30jir ilaa 39jir = 8 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 5 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)
(90jir ilaa 99jir = 1 qof)

#J) Nooca Jinsiga Xaalladaha Cusub.
——————————————————-
* Rag: (23 qof)
* Dumar (6 qof)

#X) Jinsiyada Dhalasho Wadan.
——————————————–
* (29 qof) Muwaadin ah.

#Kh) Faahfaahin Wadarta Guud Ee Xaaladaha.
——————————————————————
Wadarta Guud Ee Xanuunka Laga Helay: 286
Wadarta Guud Ee Xiligan Xunuunku Hayo: 234
Wadarta Guud Ee Xanunka Ka Bogsatay: 33
Wadarta Guud Ee Xanuunka U Dhimatay: 19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here