Mustaqbalka Dhabta Ah

0
632

Waxaan dhameeyay dugsiga hoose waana mustabalkayga, haddana kii dhexe ilaa dugsigii sare oo iyana la igu yidhi waa mustaqbalkaaga. Markii aan Jaamacadda galayna waxay ahayd mustaqbalkayga. Shaqadii markaan helay waxay ahayd mustaqbalkayga. Waxaan u guursaday oo caruur u dhalay mustaqbalkayga.

Wakhtigan xaadirka ah waxaan ahay 77 sano welina kama suulin erayga mustaqbal. Mustaqbalku waa maro cas oo la saaray  madax Dibi oo aanu weligii gaadhayn. Markaa aad mid gaadho haddana mid kale ayaa taagan oo laguu sheegayo inuu yahay mustaqbalkaaga.

Haddaba mustaqbalka runta ahi waa inaan gaadho Raali ahaanshaha Allah (SW) , Naarta ka nabad galno , Janadiisa u shaqaysto.

Leave a Reply