Fahanka Iyo Fanka Jawaab Celinta!

0
566

Gabadh  aad u xoog weyn ayaa maalin baskii soo kortay, nin rakaabka ka mid ahaa ayaa aad ugu qayliyay isagoo kaftamaya, waxaana uu yidhi : “ Maan moodayn in Baskani yahay kii Maroodiyaasha gaarka u ahaa”!.

Gabadhii Buurayd ayaa ugu jawaabtay iyadoon xanaaqin:  “  Maya, Mudane, Baskani waa doonidii Nuux oo kale waxa raaca Maroodiyaasha iyo Dameeraha adiga oo kale ah”.

Leave a Reply