Hawlgab Dadkiisa Uga Faa’iideyay Wakhtigiisa!

0
402

Ninkan oo u dhashay dalka Hindiya waa 68 jir , waxaana uu hawlgab ka galay shaqadii. Isla Markii uu hawlgabka noqday ayuu  bilaabay inuu buuxiyo godadka wadooyinka, isagoo iskii hawshaasi u qabta. Waxaana wakhtigan ay ku naanaysaan dadku Dhakhtarka wadooyinka.  Ninkan ayaa wakhtigan buuxiyay godad gaadhaya 1000 god.

Leave a Reply