Waxa Fiican Inaad Carabkaaga Ilaaliso!

0
385

Waxaa laga weriyay Abuu-Hureyra Cabdur-Raxmaan ibnu Sakhar (RC),
”inuu yidhi: “Waxaan maqlay Rasuulkii Allah(scw) oo leh: “Waxaan idinka reebo ka dheeraada, waxaan idin farayna la yimaada intaad awoodi kartaan, waxa halaagay dadkii idinka ka horeeyey su’aal badnaan iyo khilaafkii Nebiyadooda.” (Bukhaari iyo Muslim)

Waa in qofku ka dheeraado dunuubta carabka. Waayo taasi ayaa horseeda muranka badan, su’aasha badan ee dadka dhex marta.  Waa inaad noqoto qof run sheeg badan oo daacad ah.

Leave a Reply