Guddida Heer Qaran ee Covid-19 ee Somaliland oo la wareegay $700.000

0
678

Hargeysa (Dawan) Guddida xannuunka safmareenka ah ee Covid-19, ee Somaliland ayaa la wareegay qaadhaan lacageed oo dhan $700.000 (Todoba boqol oo kun oo doolar), kaas oo uu ugu deeqay Somaliland Sheekh Hamad Sabah Al-Ahmed Al-Jaber Al-Sabah oo kamida Boqortooyada Kuwayt.

Sheekhu waxaa uu degan yahay gobolka Saaxil.

Leave a Reply