Hargaysa (Dawan): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay qalab kala duwan oo loogu tallo galay in uu qayb ka noqdo la dagaalanka Ayax aad u afeeyay deegaamadda Somaliland.
Munaasibad loo sameeyay wareejinta qalabkaasi oo maanta ka qabsoontay xarunta wasaaradda beeraha ee Hargaysa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, iyo masuuliyiin ka socday hay’adda GIZ
Halkan Ka Daawo Warkaasi:
Dawannews.com/Hargaysa Office.