Saamaynta Taban ee Qashinka Shidaalku ku Yeesho Deegaanka Badda

0
470

Waxa ay saamayntaasi u qaybsantaa laba qaybood.
mid toos ah iyo mid dadban

1-SAAMAYNTA DADBAN (SUB LETHAL EFFECTS).

Waaa saamaynta qaadata wakhti dheer si ay khatar ama dhibato ugu geysato deegaankaas.
Waxa dhici karta in mararka qaar ay keento dhibaato ka daran tan ay keento saamaynta tooska ah

-WAXA KAMID AH DHIBAATOOYINKA AY KEENI KARTO SAAMAYNTA DADBANI:

1-dib u dhac ku yimaada qaybsamida unugyada carsaanyo badeedka (crabs) iyo marine snails.

2-khalkhal ku yimaada ukun dhalista kalluunka.

3-amateed xumo ku timaada labada noole ee aan kor kuso xusay.

4- baahida jinsiyaadeed ee noolaha badda Oo hoos u dhacda.

5- Gaabis ku yimaada mareeg nololeedka(life cycle) qayb ka mid ah noolayasha badda .

 

Leave a Reply